Sawirid iyo cabirka dhirirka
Xafiiskeena waxaan ku cabirnaa dhirirkaada, sawirka ku oolaayo kaarkana waan
qaadnaa. Marka ha soo qaadanin masawir.
Dhameystiridda haddii eey wax maqanyihiin
Haddii uu foomkaada dhameystirneyn waa in aad ku buuxisaa waxa kaa maqan.
Taasu waxeey sababi kartaa inn aad mar labaad booqato xafiiskeena.
